Madaxweyne Farmaajo oo kulamo kulamo kula leh Magaalada Kambala madaxda Ugandha

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii ay ku joogeen dalka Turkiga iyagoo gaaray dalka Uganda. Farmaajo ayaa maanta kulan la yeelanaya Madaxweynaha Uganda Yuweri Musseveni oo uu kula kulmi doono Magaalada Kampala ee xarunta u ah dalkaasi waxaana ay ka wada hadli doonaan sidii loo sii xoojin lahaa … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kulamo kulamo kula leh Magaalada Kambala madaxda Ugandha